(Sawirro) Laami sanado badan u xirnaa safaarado oo dhagxaanta laga qaaday

Wadada muhiimka ah ee isku xirta isgoysyada Tarabuunka iyo Km4 oo ka tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa la bilaabay in dhagxaanta laga qaado. Muddo sanado ah ayey wadadan u xirneyd safaarado shisheeye, waxaana dhisme ku yaalla wadadan dhinaceeda degay markii ugu horeysay safaarada Turkiga ee Somalia oo ka guurtay markii la dhameystiray dhismaha … Continue reading (Sawirro) Laami sanado badan u xirnaa safaarado oo dhagxaanta laga qaaday